Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maxay yihiin Afarta Qodob oo loosoo jeediyay Dowlada PL in ay hirgeliso?
    Puntland

    Maxay yihiin Afarta Qodob oo loosoo jeediyay Dowlada PL in ay hirgeliso?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 1, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dad badan oo reer Puntland ah,gaar ahaan Mustafe oo ka mid ah Dhalinyarada Qurba joogta,ayaa qaba in PL ku dhaqaaqdo hirgelinta Afartan Qodob oo kala ah….

    1.Puntland oo samaysata siyaasad arrimo dibadeed iyo wakiil u qaabilsan siyaasadda arrimaha dibadda, tababartana xeyn diblomaasiyiin ah oo ka shaqeeya iskaashi arrimo dibadeed.

    2.Puntland oo dhista hay’adda Gaashaandhig oo lagu mideeyo dhammaan laamaha amniga iyo hay’ad sirdoon oo caalami ah.

    3.Puntland oo samaysata digital Currency ama Lacag danabaysan.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/08/VID-20240801-WA0014.mp4
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.