Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay yihiin caqabadaha G.Afrika Ee sugaya Maxamuud.C.Y?
    Somalia

    Maxay yihiin caqabadaha G.Afrika Ee sugaya Maxamuud.C.Y?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 23, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Gudoomiyaha cusub Midowga Afrika Maxamuud Cali Yuuduf,ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho oo fadhi u ah hay’adaha Fadaraaliga ee JFS.

    Magaalo walwal looga qabo in ay mar uun gasho Gacanta Argagixisada AS.

    Maxamuud,wuxuu la kulmay MW Xasan oo Maalmo ka hor si dirqiya uga badbaaday isku day dil ah oo argagixisadu usoo maleegtay.

    Dadka xog ogaalka ah,waxay leeyihiin Maxamuud waxba kama qaban karo xaalada Somaliya marka laga tusaale qaato Laba Qodob….

    B.Ururka uu hogaaminayo awoodiisa iyo daacadnimadiisa.

    T.Saamaynta ay ku leeyihiin hogaamintiisa Itoobiya iyo Jabuti.

    Caqabado waa weyn oo ubaahan xal,ayaa horyaala Maxamuud markay timaado Geeska Afrika…

    1.Colaada Somalida iyo Canfarta ee Itoobiya.
    2.Ka hor tagida Colaada Itoobiya iyo Eretereya.
    3.Daacish iyo saamaynteeda soo shaac baxday.
    4.Ciidamada Midowga Afrika ee Somaliya.
    5.Qancinta Kenya.
    6.La macmiilida Musefeni.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.