Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay yihiin fursadaha Ganacsiga PL Ee ubaahan horumarinta?
    Somalia

    Maxay yihiin fursadaha Ganacsiga PL Ee ubaahan horumarinta?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 17, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waa loo baahnaa Gudigan Dhaqaale ee MW Deni magacaabay.

    Ilaha ubaahan in la hormariyo,waxaa ka mid ah…

    1.Garoonka Diyaaradaha Gaalkacyo.

    2.Maxjarka Dekeda Garacad.

    Kaabayaasha Dhaqaalaha ee ubaahan in laga hawlgalo..

    B.Wadada Garacad-Goldogob.
    T.Wadada Lafagoray ee Caluula
    X.Wadada Ceeldaahir-Ceerigaabo.

    Qaybaha ubaahan maalgelinta..

    B.Xoolaha ka faa’idaysigooda.
    T.Kalluumaysiga.
    J.Beeraha.
    X.Warshadaha yar-yar.
    KH.Dalxiiska.
    D.Adeegyada Bulshada.

    Horumarinta dhaqaalaha Puntland,waa fursad weyn oo lagu samayn karo Shaqo abuur iyo koboc Maaliyadeed.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.