Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay yihiin Guulaha Somaliya gaartay Ee lagu faani karo?
    Somalia

    Maxay yihiin Guulaha Somaliya gaartay Ee lagu faani karo?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 15, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wadan Somaliya la yiraahdo oo ficiliyan la arki karo miyaa jira?

    Dowlad Somaliyed oo macno leh miyaa jirta?

    Guusha la gaaray 30-kii Sano ee udanbeeyay,waa in Villa Somaliya Dowlad la geeyay,iyadiina Maanta ayay ugu rajo xun tahay.

    Miisaaniyad laguma midoobin 20-Sano kadib.

    Canshuur laguma midoobin 20-Sano kadib.

    Lacag laguma midoobin 20-Sano kadib.

    Magaca Somali,waa ka fashilmay caalamka,waxaana muuqata in uusan soo kaban karin,xataa haday jireen Wadamo dano naga leh oo na dhisayay Maanta niyad nooma hayaan danahoodiina si kalay uraadsadeen.

     

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.