Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay yihiin Mashaariicda Waxbarasho ee PL la rabo in laga hor istaago?
    Somalia

    Maxay yihiin Mashaariicda Waxbarasho ee PL la rabo in laga hor istaago?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 5, 2023Updated:March 6, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maxay yihiin Mashaariicda Waxbarasho ee PL lagu taageero oo W.Waxbarashada Fadaraalku rabto in ay joojiso?

    Halkan ka akhriso:-

    1.Global Partnership Education oo ay fuliso UNICEF,Mashruucaan waa gabagabo xiligan lacagtiisuna waxay ahayd 8.8M iyo 3.6M loogu talagalay Dugsiyada Abaaruhu saameeyeen.

    2.Waxaa jirta Lacag cusub oo Somaliya la siiyay,taasoo loo qaybsan jiray Saddex Aag oo kala ah..

    B.Faderaalka.
    2.Puntland.
    3.Somaliand.

    Balse hadda Wasiir Faarax wuxuu xusul duub ugu jiraa in meesha laga saaro Puntland oo loo qaybsado Somaliya iyo Somaliland.

    2. Education Can not wait: Waa dhamaaday xilligan, mashruucas waxaa fulinayay Save the Children iyo CARE ,waxaana la sugayaa Lacag cusub oo la siiyay Somaliya oo iyadana isla caqabadaasi haysato waxaana dagaal xoog leh ku jira Wasiir Faarax oo doonaya in Puntland meesha laga saaro loona qaybsado Somaliya iyo Somaliland.

    Mashruuca Puntland ay ku guulaysatay??

    Waxbarashadu waa IFTIN,ayaa la yiraahdaa Mashruuca ay Puntland ilaa iyo hada ku guulaysatay.

    Mashruucan,waxaa bixiya Midowga Yurub,waana bilowday,isagoon lasoo marin Xamar.

    Waxaa kaloo la fuliya Mashruucan Midowga Yurub Hay’adaha CARE iyo SAVE the Children.

    Mashruucan Xaafiiska hawl fulintiisu hoos timaado,waxuu fadhiyaa Garowe,dhaqaalihiisana lama soo marsiiyo Xamar,isla markaana W.Waxbarashada PL,ayaa umadax banaan sida loo isticmaalayo.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.