Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay yihiin Qodobada Xasan taageerada uga rabo Madaxdii hore?
    Somalia

    Maxay yihiin Qodobada Xasan taageerada uga rabo Madaxdii hore?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 12, 2023Updated:July 12, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Laba arimood,ayuu rabaa Madaxweyne Xasan in lagu raaco oo uu taageero uga heli Madaxda kale,kuwaasoo kala ah….

    1.Mudo kordhinta uu usaxiixay DG.

    2.Ka guurida jagada Ra’isalwasaaraha.

    Waxay ubadan tahay in aan lagu raacin oo lagu kala tago,iyadoon waxba kasoo bixin kulanka marka laga reebo hadalo iska qurxoon oo ay ugu horeeyaan Shabaab Wadajir haloola diriro.

    Horay,waxaa Labadan Qodob ugu diiday haldoor Somaliyed oo uu casumay Madaxweyne Xasan kuwaasoo usheegay in aan la aqbali karin Qodobadan oo ay yihiin arimo masiiriya oo ku qotomo miisaamida awooda iyo amniga.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.