Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxkamada Ciidamada Qalabka sida Ee Puntland oo Xubno Alshabaab ah Dil ku xukuntay
    Somalia

    Maxkamada Ciidamada Qalabka sida Ee Puntland oo Xubno Alshabaab ah Dil ku xukuntay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 25, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maxkamadda Darejada 1-aad ee Ciidamada Qalabka sida ee Gobaladda Mudug iyo Cayn,ayaa xukun dil toogasho ah ku riday 10-kamid ah Alshabaab xukun sugayaal ahaa,waxayna kala ahaayeen…

    Eedaysanyaashii dilay Wariye Jamaal Faarax Aaden,ayaa markale lagu xukumay..

    1.Cadde Cabdulahi Maxamed Cilmi
    2.Cabdiqani Saleemaan Jaamac Sayloor.

    Sidoo kale,waxaa Dil lagu xukumay oo markii hore Xabsi ku xukunaa…

    1.Xasan Jaamac Maxamed.
    2.Maxamed Cali Axmad Muuse.

    Eadaysanayaasha kale ee dilka la xukumay,ayaa kala ah..

    1. Farxaan Faysal Salaad Xirsi
    2. Cabdulahi Faysal Xuseyn
    3. Barkhad Cawil Xirsi Nuur
    4. Liibaan Aaden Muuse
    5. Cabdiqani Farxaan Xabdulahi
    6. Cabdiraxman Cawil Maxamed.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.