Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxkamada Darajada Koobaad Ee Kismaayo oo amartay soo xirida Xasan Shiikh
    Somalia

    Maxkamada Darajada Koobaad Ee Kismaayo oo amartay soo xirida Xasan Shiikh

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 27, 2024Updated:November 28, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ina Suuban Sabriye oo loo yaqaan Xasan Shiikh Maxamuud Culusow,ayay amartay Maxkamada Darajada 1-Aad ee Kismaayo  in lasoo qabto.

    Taliska Booliska JL,ayaa lagu amray in ay soo qabtaan Xassn Shiikh oo haya Xilka MW JFS.

    Maxkamada Kismaayo,ayaa ucuskatay soo qabashada Xasan Shiikh dhawr Qodobo kala ah….

    1.Hurin Colaad Sokeeye.

    2.Kala qaybin Bulsho.

    3.Ku tumasho Dastuur.

    4.La Shaqayn argagixiso.

     

    Halkan ka akhriso:-

    Tani,waxay jawaab utahay amar lagu soo qabanayo Axmed Madoobe oo ay soo saartay Maxkamada Gobolka Banaadir .

    Halkan ka akhriso:-

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.