Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxkamadda Kenya oo ku heshay dambi 3 ruux Weerarkii Jaamacada Garissa
    Somalia

    Maxkamadda Kenya oo ku heshay dambi 3 ruux Weerarkii Jaamacada Garissa

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJune 20, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maxkamad ku taal dalka Kenya ayaa ku heshay dambiyo la xiriira argagaxisanimo saddex ruux oo lagu eedeeyay inay ku lug lahaayeen weerarkii dagaalamayaal Alshabaab ka tirsan ku qaadeen sanadkii 2015kii Jaamacada Garisa oo lagu diley illaa 148ruux oo badankood ay ahaayeen arday.

    Maxkamada ayaa ku heshay dambi labo Kenyan ah Hassan Aden Hassan iyo Mohamed Abdi Abiar โ€“ iyo mid kale oo ka soo jeeda dalka Tanzania Rashid Charles Mberesero, halka Sahal Diriye Xuseen ay maxkamadu sii deysay.

    Goโ€™aanka Maxkamada ayaa lagu dhowaaqi doonaa 3da bisha July ee soo socota iyadoo dhagaysiga dacwadan ay muddo dheer qaadatay.

    Arroor hore ayaa 2dii April 2015 afar dabley ah waxa ay weerar ku qaadeen dhismooyinka ay degenaayeen ardayda wax ka baranaysay Jaamacada Garrisa iyagoo ku diley 148 ruux oo badankood ay ahaayeen arday ciidamada ammaanka dalka Kenya ayaa diley dhammaan dableydii weerarka ku qaaday jaamacada.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Ciidamada Puntland oo qaaday hawlgal culus

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.