Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Afar ka mid ah ilaalada Madaxtooyada Puntland,gaar ahaan qaybta Qardho,ayuu Daad ku qaaday Yalho. Gurmad deg-deg ah oo gaaray kadib waxaa lasoo badbaadshay 3-Askari,waxaana Biyuhu latageen Askari iyo Gaarigii ay wateen Askartu.