Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Midowga Afrika oo dhobsaday go’aanka Trump ee Ka dhanka ah WHO
    Somalia

    Midowga Afrika oo dhobsaday go’aanka Trump ee Ka dhanka ah WHO

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 23, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Midowga Afrika,ayaa ka falceliyay go’aanka uu gaarey Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, gaar ahaan kuwa joojinta Taageerada la siin jiray Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO.

    Madaxweyne Trump markii uu go’aansaday in Mareykanku uu ka baxayo Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO), Midowga Afrika ayaa si adag u cambaareeyay tallaabadaas, iyagoo ku booriyay in dib looga fiirsado. Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, Moussa Faki Mahamat, ayaa sheegay in go’aankan uu dhaawici karo iskaashiga caalamiga ah ee la-dagaallanka cudurrada.

    Sidoo kale, Midowga Afrika,ayaa taageero buuxda u muujiyay Agaasimaha Guud ee WHO, Dr. Tedros Adhanom Ghebreyesus, kadib weerarro ka yimid Madaxweyne Trump, kuwaasoo ku saabsanaa habka WHO u maareyso masiibooyinka caafimaad.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.