Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Midowga Afrika oo si kulul uga hadlay muhaajiriinta Liibiya lagu laayay
    Somalia

    Midowga Afrika oo si kulul uga hadlay muhaajiriinta Liibiya lagu laayay

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJuly 3, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Guddoomiyaha Ururka Midawga Afrika Moussa Faki Mahamat ayaa ku baaqay In baaritaan madax bannaan lagu sameeyo duqayntii dhanka cirka ahayd ee lagu qaaday xarunta dadka soo galootiga ah lagu xiro ee Liibiya ku taalla, halkaas oo ay ku dhinteen konton ruux oo muhaajiriin ah, sida ay sheegeen masuuliyiin dawladda ka tirsan.

    War qoraal ah oo ka soo baxay guddoomiyaha ayaa weerarka ku tilmaamay โ€œdambi aad u qaabdaranโ€ wuxuuna ku sheegay in uu doonayo in lagula xisaabtamo dadkii weerarkaas gaystay.

    Mahamat ayaa ku baaqay in si degdeg ah xabbadda loo joojiyo, dhinacyada oo dhanna ay ku dadaalaan badqabka iyo ammaanka shacabka, il gaar ahna ay ku fiiriyaan dadka soo galootiga ah ee ku goโ€™doonsan goobaha muhaajiriinta lagu xiro.

    Dad lagu qiyaasay 120 muhaajiriin ah oo gaajaysan ayaa ku sugnaa xarunta dadka soo galootiga ah lagu xiro ee Tajoura, kaas oo la duqeeyay Arbacadii, sida uu wakaaladda wararka ee AFP u sheegay Cusmaan Cali oo ah afhayeenka shaqaalaha gurmadka degdegga ah.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Ciidamada Puntland oo qaaday hawlgal culus

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.