Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Midowga Afrika oo Xubin buuxda ka noqday G-20
    Somalia

    Midowga Afrika oo Xubin buuxda ka noqday G-20

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 9, 2023Updated:September 9, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ururka Midowga Afrika oo ka kooban 55-Dal oo xubnaha ka ah,ayaa yeelan doona maqaam la mid ah kan Midowga Yurub.

    Hindiya waxay u doodaysay ka mid noqoshada AU-da muddo Bilo ah.

    Sidoo kale Wadamada Russia, US, Australia iyo Japan,ayaa taageeray tallaabadan kadib markii Madaxweynaha Senegal Macky Sall uu soo jeediyay 2022-kii markii uu ahaa Guddoomiyaha Midowga Afrika.

    Waddamada Afrika,ayaa heli doona Madal caalami ah oo ay ku muujiyaan dhibaatooyinka ay la kulmaan waddamada soo koraya, iyo sidoo kale inay wax weyn ka sheegaan go’aannada iyaga khuseeya marka ay gaaraan waddamada barwaaqaysan. Aduunka.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.