Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Midowga Yurub iyo Midowga Afrika oo wadajir ugu digay Xasan Shiikh
    Puntland

    Midowga Yurub iyo Midowga Afrika oo wadajir ugu digay Xasan Shiikh

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 12, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Midowga Afrika iyo Midowga Yurub,waxay wadajir uxaqiijiyeen in ay taqgeerayaan Sadex Qodob oo kala ah….

    1.Midnimada,madaxbanaanida iyo Gobanimada Somaliya.

    2.Dhismaha Ciidamada Qaran iyo Nabadsugida Somaliya.

    3.Doorasho ku dhacda xiligeedii oo 2026 qabsoonta,iyadoo laysku raacsan yahay.

    Midowga Yurub iyo Midowga Afrika,waxay DFS ku booriyeen in ay ka shaqayso siyaasad loo dhan yahay oo ay qayb ka yihiin Dowlad Goboleedyada,iyadoo lagu dhex shaqaynayo Golaha wadatashiga Qaran.

    Waa fariin diblomaasi oo toos ugu socota Xasan Shiikh warka kasoo baxay Labada Midow ee saamaynta weyn ku leh siyaasada,amniga iyo dhaqaalaha Somaliya.

    Mw Xasan hareerayn siyaasadeed,ayuu wajahayaa.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.