Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Midowga Yurub oo ka xiranaya Suuqyadiisa Badeecadaha Shiinaha
    Puntland

    Midowga Yurub oo ka xiranaya Suuqyadiisa Badeecadaha Shiinaha

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 27, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Midowga Yurub,ayaa go’aansaday in ay hirgelinayaan nidaamka wax iibsiga badeecadaha lagu sameeyay gudaha Yurub.

    Shiinaha,ayaa ugu hanjabay Midowgo Yurub in uu qaadayo tallaabooyin ka dhan ah, haddii ay dhaqangeliyaan sharciga mudnaanta siinaya wax soosaarka gudaha Yurub oo meesha ka saaraya soo dhoofsashada dibadda.

    In ka badan $300 bilyan oo Sannad walba uu Shiinaha ka faa’ido suuqyada Yurub,ayuu waayi doonaa hadii go’aankan hirgalo.

    Shiinaha,ayaa Midowga Yurub ku eedeeyay in ah baabi’inayaan siyaasadda suuqa xorta ah ee caalamka.

    Midowga Yurub,ayaa raba in uu ka baxo qandaraasyadii ay kula jireen Shiinaha, waxayna taa beddelkeeda u aqoonsanayaan Warshadaha Turkiga in ay yihiin wax soosaar Yurub ah, si uu ugu buuxiyo booskii Shiinaha.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    GAALKACYO: Garsoorka culimada oo dhageystay dacwada wiil yar oo la isku haystay

    October 17, 2026

    Ethiopia’s Ambassador Misreads the Geopolitics of the Horn of Africa.

    October 17, 2026

    Khasaare ka dhashay Daadad kusoo rogmaday deegaano katirsan Puntland

    October 17, 2026
    Latest Posts

    GAALKACYO: Garsoorka culimada oo dhageystay dacwada wiil yar oo la isku haystay

    Ethiopia’s Ambassador Misreads the Geopolitics of the Horn of Africa.

    Khasaare ka dhashay Daadad kusoo rogmaday deegaano katirsan Puntland

    Itoobiya oo casuumad u dirtay Cabdiraxmaan Cirro [Abiy oo Somaliland ka doonaya Hal Qodob]

    Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga gobolka Mudug?

    Madaxweyne Cirro oo dib ugu soo laabtay Hargeysa

    DEGDEG: Puntland oo qabatay Doonyo Iran iyo 60 shaqaale ah oo saarnaa

    Maxay ka dhigan tahay in Trump uu ‘Somaliland ugu yeero dal’?

    Ilhan Omar “La i aamusin maayo”

    RIYADH: Xuutiyiinta oo gantaalo ku dilay dad Sacuudiga u tagay Cumro










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.