Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Milleteriga Israa’iil oo burburiyay Taliskii Xamaas Ee Dhulka hoostiisa
    Somalia

    Milleteriga Israa’iil oo burburiyay Taliskii Xamaas Ee Dhulka hoostiisa

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 15, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xamaas,waxaa laga burburiyay Xaruntii Taliska qaybteedii Dhulka hoostiisa ee Qasa.

    Godkan,ayaa ku hoos yaallay Taliska sare ee Milleteriga Xamaas Qasa.

    Waxaa la yaab leh baaxadda iyo sida ay casri utahay Godka hoose ee Xamaas,waxaana la tilmaamay in la barbar dhigi karo Qaybta Dhulka hoose ee Xarunta Dhexe ee Ciidamada Israa’iil Kirya Tel Aviv.

    Xaruntan,waxay leedahay Wiish dhererkiisu dhan yahay 30-Mitir oo si casri ah loo dhisay,Ogsijiin, Qaboojiyayaal iyo isgaarsiin casriya.

    Waxaa ku hawlgeli jiray Madaxda sar-sare ee Xamaas oo ay ugu horeeyaan Madaxa Xamaas ee Qasa Yahya Sinwar Madaxa Militariga Xamaas Maxammed Deyf.

    30% ayay Ciidamada Israa’iil burburiyeen Godkaas iyo Xaruntiisii Milleteri.

     

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.