Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Milleteriga Srael oo qabtay Gantaal Xuutiyiintu soo tuureen
    Somalia

    Milleteriga Srael oo qabtay Gantaal Xuutiyiintu soo tuureen

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 21, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Milateriga Israa’iil,ayaa sheegay in ay qabteen Gantaal laga soo tuuray Yemen Subaxnimadii hore ee Axaddan,Saacado kaddib markii Diyaaradaha Dagaalka Israa’iil ay duqeeyeen dhowr bartilmaameed oo Xuutiyiinta oo ku yaalla Jasiiradda Carabta.

    Duqeymaha Cirka ee Israa’iil, oo ay kaga jawaabayaan duqeymo ba’an oo ay Diyaaradaha aan Duuliyaha lahayn ee Xuutiyiinta ka geysteen Magaalada TelAviv,ayaa ahaa markii ugu horreysay oo Israa’iil ay ka jawaabto weerarrada soo noqnoqday ee Xuutiyiinta muddada Sagaalka Bilood ah ee ay dagaalka kula jirtay Xamaas.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.