Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Milleteriga Sudan oo umuuqda in uu kasii adkaanayo RSF
    Somalia

    Milleteriga Sudan oo umuuqda in uu kasii adkaanayo RSF

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 7, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Militariga Sudan,ayaa sheegay in hogaamiyahooda Jeneral Abdel Fattah al-Burhan, uu u rarayo xarun Madaxeedkiisa Magaalada Omdurman, oo ah magaalo weyn oo deris la ah caasimadda Khartuum.

    War laga sii daayay Telefishinka oo uu sheegay sarkaal sare oo ka tirsan ciidamada xoogga dalka ayaa sheegay in Jeneraalka uu dhawaan u hoggaamin doono ciidamadiisa magaaladaas. Ciidanka ayaa horraantii usbuucan ku sii siqaya Omdurman ka dib markii ay weeraro ku qaadeen fariisimo ay haysteen xoogaga RSF ah ee Ka soo horjeeda.

    Jeneraal al-Burhaan,ayaa tan iyo markii uu ka tagay Khartoum waxa uu saldhig ku lahaa magaalada Port Sudan ee bariga dalkaasi, iyadoo dagaaladu ay sii kordheen laga soo bilaabo sannadkii horer. Weriyeyaasha ayaa sheegaya in u dhaqaaqista Omdurman ay muujinayso xoojinta doorka ciidankiisa ee halkaas.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.