Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Miyay wada Shaqayn dhexmartay Maraykanka iyo Kooxaha talada Siiriya la wareegay?
    Deputy Secretary of State Antony Blinken testifies on Capitol Hill in Washington, Thursday, Sept. 29, 2016, before the Senate Foreign Relations Committee hearing on Syria. (AP Photo/Jose Luis Magana)
    Somalia

    Miyay wada Shaqayn dhexmartay Maraykanka iyo Kooxaha talada Siiriya la wareegay?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 16, 2024Updated:December 16, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maraykanka,ayaa markii ugu horaysay qirtay in uu toos ula xiriiray kooxda la wareegtay talada Siiriya HTS.

    Qirashadan,waxay imaanaysa,iyadoo weli Maraykanku u aqoonsan yahay kooxdan Urur argagixiso ah.

    Xoghayaha arimaha Dibada Maraykanka,ayaa ka sheegay hadlkaas Urdun,waxa uuna qiil uga dhigay “Si looga tashto Mustaqbalka Siiriya”.

    Waa tilmaan muujinaysa saamaynta Maraykanka ee kooxaha la wareegay Siiriya heerka ay gaarsiisan tahay.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/12/AQOdxZpWFzIae_GVy6H-OCnhICyezkTXLCgXyBK74H5tSvcMcqvnCfxkF9buMDGCW-AE4AYMgISBbLK91hQoS5h0.mp4

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.