Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Miyuu ka khaldan yahay hardanka Siyaasadeed Madaxweyne Deni?
    Somalia

    Miyuu ka khaldan yahay hardanka Siyaasadeed Madaxweyne Deni?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 21, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Doorashada Madaxweynaha Dowlada Puntland wakhtigeeda,ayay ku dhacaysaa oo waa udiyaarsan tahay dhankiisa nooca lagu galayo.

    Isimada,waxuu uxaqiijiyay in Doorashada ay wakhtigeeda ku qabsoomayso oo habayaraatee dib udhac uusan jirin.

    Si kadis ah,ayuu usoo saari doonaa nooca Doorasho ee lagu galayo Doorashada Madaxtooyada iyo Baarlamaanka Sanadkan dabayaaqadiisa.

    Ujeedkiisu,waa in aan loo diyaar garoobin oo uusan jirin Olale xilli hore bilowda iyo Siyaasi miisaan leh oo la loolami kara.

    Rog-rogida Siyaasada,waxaa laysku raacsan yahay in uu aad ufahmay oo aysan ka khaldamin waayahan danbe.

    Habka dagaallanka Siyaasada,waa ku sarreeyaa,waxaase dhib ka haystaa haysashada haldoorka waxtari kara.

    Dabeecado shaqsiyan ah oo uu leeyahay,ayaana ka luminaya kasbashada Daka muhiimka u ah hankiisa.

    Si kastooy tahay Puntland uma leh xiligan Siyaasi la mid ah oo Gaas iyo Cumar waa ma gudbayaal Siyaasadeed,Aaran waa Dullaalin aan han lahayn,Mideeye Ragga ku jira,waa Dhalinyaro khibrad usii baahan 10-ka Sano ee soo socda.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.