Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Miyuu ka qaybgalayaa Xaflada sagootinta Safiirka Maraykanka Madaxweyne Deni ?
    Somalia

    Miyuu ka qaybgalayaa Xaflada sagootinta Safiirka Maraykanka Madaxweyne Deni ?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 13, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweyne Deni kama qaybgalayo Xaflada sagootinta Safiirka Maraykanka ee Somaliya oo 17-ka Bishan loo qabanayo.

    Casuumad loosoo diray,ayuu ka cudurdaartay in uu aqbalo,waxuuna usheegay Safaarada in uu ku mashquulsan yahay doorashada Golayaasha Deegaanka.

    Balse xogo kale,ayaa sheegaya in Deni diidan yahay is araga madaxda kale ee Somalida oo Xafladaas lagu wada casumay.

    Madaxweynaha,Ra’isalwasaaraha iyo Madaxweynayaasha DG,ayaa Xaflada lagu casumay.

    Maraykanka,ayaa Safiir cusub usoo magacaabay Somaliya,waxaana la badalay midka hada jooga.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.