Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Miyuu Xasan Shiikh aqbalay aragtida Kenya Ee xal ulida khilaafka Badda Cas?
    Somalia

    Miyuu Xasan Shiikh aqbalay aragtida Kenya Ee xal ulida khilaafka Badda Cas?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 12, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Majiro heshiis ku saabsan arinka Badda ee dhaxeeya Itoobiya Somaliya oo la shaaciyay.

    Shir jaraa’id mawada qaban Raga wada kulmay ee Ruto iyo Xasan.

    Warmurtiyeed lama soo saarin ku saabsan in heshiis lawada gaaray,waxa kaliya ee hadlay waa Wasiir ka tirsan Dowlada Xasan ee Sharciyada lumisay.

    Dhanka Kenya kama aysan hadlin heshiis in uu jiro iyo in uusan jirin,waxa la maqlay waa fikrad ay keentay oo ay ku tilmaantay xalka.

    Si khilaafka Badda ee Itoobiya iyo Xasan udhaxeeya loo xaliyo,isla markaana Itoobiya damaceeda Badda Cas ugu hirgalo,ayay Kenya soo bandhigtay fikrada oranaysa hala wada galo heshiis guud oo Wadamada IGAD ay Badahooda si isku mid ah uga faa’idaysanayaan.

    Balse Xasan,waa awoodaa,isagoo PL la loolamaya in uu Itoobiya wax walba usaxiixo.

    Fikrada Kenya keentay,waa Shaati loo gelinayo heshiiskii SL iyo Itoobiya ee mahan wax cusub.

    Xasan,waa awoodaa,isagoo Puntland la loolamaya in uu Itoobiya wax walba usaxiixo.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.