Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Mooshin ka dhan ah Aadan Madoobe oo ka socda Muqdisho
    Somalia

    Mooshin ka dhan ah Aadan Madoobe oo ka socda Muqdisho

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 22, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    In kabadan 100 Xildhibaan ayaa saxiixday mooshin ka dhan ah Guddoomiyaha Golaha Shacabka BFS, Aadan Madoobe, iyagoo ku eedeeyay qodobo ay kamid yihiin ku tumashada Dastuurka KMG ah ee dalka, xeer hoosaadka Golaha Shacabka iyo in uu Aqalka hoose ee Baarlamaanka hoos geeyay Madaxtooyada.

    Aadan Madoobe ayaa ku guuldareystay in uu shir-guddoomiyo kulankii sabtidii ee Golaha Shacabka, iyadoo si lamid ah isniintii uu baaqday kulankii Golaha, taas oo ah caqabad weyn oo xallinteeda ay ugu kacayso Guddoomiye Madoobe iyo Villa Somalia qiimo badan.

    Baarlamaanka Federaalka ah ayaa sanadihii u dambeeyay ahaa Golle ku guuldareystay in uu ka madax banaanado Madaxtooyada, sidoo kalena la xisaabtamo Xukuumadda, halka in kabadan 70% Wasiirada laga soo xulay Labada Aqal ee BFS.

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.