Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Mucaaradka Muqdisho iyo Xasan Shiikh oo kulmah
    Somalia

    Mucaaradka Muqdisho iyo Xasan Shiikh oo kulmah

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 25, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Weli Shir rasmi ah ma farming,waxaa laysla qaatay Ajandaha oo laga xusi karo…..

    1. Dib u eegista Dastuurka.
    2. ⁠Doorsho heshiis lagu yahay.
    3. ⁠PL/JL oo la helo.

    Maalmaha Xoriyada kadib,ayaa loo balamay in Shir kale layskugu soo laabto.

    Ilaa iyo hada jihada wax usocdaan Xasan,ayaa hoos usocda….

    1.Doorashadii,wuxuu ku khasbanaaday in laga wada hadlo noocay noqonayso,waxaana halkaas ku geeriyootay tiisii udiyaarsanayd.

    2.Dastuurka,wuxuu aqbalay in dib u eegista laysla ogol yahay lagu sameeyo,halkaas,waxaa ku naf baxay Dastuurkii uu qortay.

    3. In JL Shirarka qayb ka noqoto,taasoo la macna ah ” Axmed Madoobe dib udoorashadiisii in Xasan aqbalay”.

    4. PL doodeedii Dastuuriga ahayd oo loo hakaday.

    Dhan walba oo loo dhaqaaqo Xasan,waa looga adkaaday.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.