Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Mucaaradka Muqdisho oo diyaarinaya banaanbaxyo waa weyn
    Puntland

    Mucaaradka Muqdisho oo diyaarinaya banaanbaxyo waa weyn

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 2, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Siyaasiyiinta Muqdisho cadaadiskii loo baahnaa ayay sameeyeen,waxayna diyaarinayaan banaanbax balaaran oo lagu diidan yahay mudo dhaafka Xasan Shiikh.

    Banaanbaxaas,waxaa la qorsheeyay in uu qabsoomo 16-ka Bishan oo ku beegan maalin kadib mudo xileedka Madaxweynaha
    Dowlada Fadaraalka.

    Banaanbaxaas,waxaa la diyaariyay Shacabkii ka qaybgeli lahaa iyo Ciidmadii amaankooda sugi lahaa.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    XOG: Mareykanka iyo Itoobiya oo u yeeray Madaxweyne Deni

    July 24, 2026

    Baarlamaanka Puntland oo ansixiyay Wax-ka-bedelka Xeerka Xisbiyada Puntland

    July 23, 2026

    Diyaarad hub iyo maleeshiyaad u wada Ilmo Diyaano oo kasoo kacday Muqdisho

    July 23, 2026
    Latest Posts

    The President of Puntland is meeting with US and Ethiopian officials in Addis Ababa.

    XOG: Mareykanka iyo Itoobiya oo u yeeray Madaxweyne Deni

    Baarlamaanka Puntland oo ansixiyay Wax-ka-bedelka Xeerka Xisbiyada Puntland

    Diyaarad hub iyo maleeshiyaad u wada Ilmo Diyaano oo kasoo kacday Muqdisho

    Cirro “Reer Sool gacmo furan halagu soo dhaweeyo”

    QARDHO: Asad Diyaano oo maleeshiyo ku aruurinaya deegaanka ‘GERI-HEL’

    Dhimasho ka dhalatay Shil kale oo ka dhacay Deegaanka Soomaalida

    𝐃𝐃𝐒: Gaari Bus ah oo ka baxay Jigjiga oo rogmaday

    Firxad katirsan maleeshiyaadka ilma Diyaano oo gacanta lagu dhigay

    Puntland “Waxaan soo afjarnay maleeshiyaad u shaqeynayay Xassan Shiikh”

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.