Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Mucaaradkii weynaa Ee Raila Odinga oo Geeriyooday
    Somalia

    Mucaaradkii weynaa Ee Raila Odinga oo Geeriyooday

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 15, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Mid ka mid ah Siyaasiyiinta mucaaradka ah ee Afrika ugu taariikhda dheeraa,ayaa geeriyooday.

    Weli,isagoon ka dhabayn ama gaarin hankiisii ahaa Madaxweyne,ayuu geeriyooday Odinga.

    Isbitaal ku yaal Hindiya oo Qaliin loogu samaynayay,ayuu ku geriyooday.

    Odinga oo da’diisu ahayd 80-jir,wuxuu kasoo jeeday Qoys caan ka ah Kenya,wuxuuna ahaa siyaasi saamayn weyn lahaa.

    Ruto,wuxuu ku ahaa culays siyaasadeed.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Askar ka tirsan Ciidamada Puntland oo ku geeriyooday Miino

    October 15, 2025

    Mw Cirro oo maqaam sare loogu soo dhaweeyay Itoobiya

    October 14, 2025

    Faallo:-Galkacyo 15-kii Sano ee udanbeeyay haday ugu amni wanaagsan tahay

    October 13, 2025
    Latest Posts

    Askar ka tirsan Ciidamada Puntland oo ku geeriyooday Miino

    Mucaaradkii weynaa Ee Raila Odinga oo Geeriyooday

    How the Small Autonomous Region of Puntland Found Success in Battling Islamic State In Somalia

    Mw Cirro oo maqaam sare loogu soo dhaweeyay Itoobiya

    Faallo:-Galkacyo 15-kii Sano ee udanbeeyay haday ugu amni wanaagsan tahay

    Heshiiska Israa’iil iyo Xamaas oo si rasmi ah loo saxiixay

    Dr. Guled Salah: A Visionary Leader Shaping Puntland’s Democratic Future

    Deg-deg:-Ciidamada PL oo qabtay Xubin sare oo argagixisada ah

    Xasan Shiikh oo ilhaamo siyaasadeed kala soo kulmay Itoobiya

    Qorshihii Nabada Bariga Dhexe Ee Trump oo shaqeeyay

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.