Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Mudo kororsiga Deni doonayo waxay dhabar jab ku tahay Dimuqraadiyada
    Somalia

    Mudo kororsiga Deni doonayo waxay dhabar jab ku tahay Dimuqraadiyada

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 2, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweyne jooji dhabarjabinta Dimuqraadiyada.

    2-Sano oo ku darsasha ah,waxay toos uga hor imaanaysaa Dimuqraadiyadii aad bilowday kuuna ahayd taariikhda wanaagsan.

    Puntland iyo nidaamkeeda ha bahdilin,ha foolxumayn hana ku samayn fashilin.

    Shacabka Puntland ee midaysan ee u diyaarsan Doorasho Qof iyo Cod ah ha niyad jabin oo fursad ha siin kuwa Dimuqraadiyada diidan.

    Mida kale soo gal gudaha Wadanka oo Ummada la hadal,karaamee oo usoo istaag.

    30-Cisho,ayaad lahayd Dastuuriyan in aad maqnaan karto hadaadan Xanuunsanayn marka Bulshada usheeg hadaad Xanuun ku maqan tahay ilayn masiirkoodii,ayaad sidaa.

    Wasiiro Bulshada kaa xigsada mahaysatid,sidee Wadanka ku hogaaminaysaa??

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.