Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Muqdisho: Baarlamaanka oo u yeeray Wasiirada Amniga, Difaaca iyo Taliyayaasha Ciidanka (Akhriso)
    Somalia

    Muqdisho: Baarlamaanka oo u yeeray Wasiirada Amniga, Difaaca iyo Taliyayaasha Ciidanka (Akhriso)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 4, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    MUQDISHO (IDIL NEWS)-Guddoonka  Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa Qoraal uu soo saaray waxaa uu uga dalbaday Wasiirada Gaashaandhigga, Amniga & Taliyeyaasha Ciidamada, inay Maalinta Sabtida ah ee soo socota hor-yimaadaan Xildhibaanada Golaha Shacabka.

    Mas’uuliyiinta Hay’adaha Amniga ayaa Xildhibaanada Golaha Shacabka waxaa ay wax ka weeydiin doonaan xaalada Amni ee dalka oo maalmihii la soo dhaafay aheyd mid aad u xun, iyada oo sidoo kale ay socdaan howlgallo baaritaano ah.

    Dhawaan ayaa waxaa khilaaf ka taaganaa ka hadlida ajendaha ku saabsan Amniga dalka, hayeeshee Isniintii ay go’aamiyeen guddiga joogtada in Maalinta Sabtida ah lag hadlo,isla markaana Xildhibaanada ay hor-yimaadaan Mas’uuliyiinta Hay’adaha Amniga.

    Akhriso Qoraalka kasoo baxay Guddoonka Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Axmed Madoobe iyo weftigiisii oo gaaray Garowe ugu danbayn

    June 22, 2025

    Faallo:-Miyaa la burburiyay Hubkii Niyukleerka Iran?

    June 22, 2025

    Shir muhiim u ah Puntland oo Maanta ka furmay Garowe

    June 22, 2025
    Latest Posts

    Axmed Madoobe iyo weftigiisii oo gaaray Garowe ugu danbayn

    Faallo:-Miyaa la burburiyay Hubkii Niyukleerka Iran?

    Shir muhiim u ah Puntland oo Maanta ka furmay Garowe

    Ciidamada PL oo ku dhow in ay soo gabagabeeyaan hawlgalkii Cal-miskaad

    Maraykanka oo dukheeyay Xarumaha Niyukleerka Iran

    Jubaland:-Mw Axmed Madoobe oo kusii jeeda Garowe

    Trump oo ka hor yimid hadalkii Agaasimihiisa sirdoonka

    Weerarada Iran iyo Israa’iil oo Maalinkii 9- Aad galay

    Faallo:-Maxay tahay ujeedada Netanyahu Ee dagaalka Iran?

    Goley oo buuxiyay booskii Seneter Gaagaab ka Geeriyooday

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.