Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Muqdisho:-Ciidamada Milatariga D.Fadaraalka oo mushahaar la’aan ka cabanaya ayaa xirtay wadooyinka soo gala Madaxtooyada Villa Somaliya
    Somalia

    Muqdisho:-Ciidamada Milatariga D.Fadaraalka oo mushahaar la’aan ka cabanaya ayaa xirtay wadooyinka soo gala Madaxtooyada Villa Somaliya

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 12, 2017Updated:March 12, 20171 Comment1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciidan ka tirsan Milatariga Soomaaliya oo Gadoodsan ayaa Maanta Xiray Isgooyska KM-4 illaa Warshaddii hore ee Nac-naca ee Magaalada Muqdisho.

    Ciidamada ayaa la sheegay in ay ka Cabanayaan Mushaar la’aan,waxaana ay Gaadiidka u diideen in ay Isticmaalaan Meelaha ay Xirteen.

    Ma jirto wax War ah oo ka soo baxay Saraakiisha Ciidamada Dowladda gaar ahaan kuwa Milatariga Soomaaliya oo ku aadan Ciidanka Maanta Gadoodka ka sameeyay Qeybo ka mid ah Muqdisho.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Villa Somaliya awood ma uleedahay in ay Ciidamo ka hawlgiso gudaha dhulka PL?

    January 10, 2026

    2025 oo noqday Sanadkii xaqiijinta Amniga Puntland.

    January 10, 2026

    Faallo:-Xiriirka Sacuudiga iyo Imaaraadka keebaa uleh muhiimad PL?

    January 10, 2026
    Latest Posts

    Villa Somaliya awood ma uleedahay in ay Ciidamo ka hawlgiso gudaha dhulka PL?

    2025 oo noqday Sanadkii xaqiijinta Amniga Puntland.

    Faallo:-Xiriirka Sacuudiga iyo Imaaraadka keebaa uleh muhiimad PL?

    Faallo:-Villa Somaliya maka saari kartaa Dalka Dowlada Imaaraadka?

    Villa Somaliya oo ku cadaadinaysa Shiinaha in uu Wasiirka Arimaha dibada yimaado.

    Faallo:-Maxaa sababay baaqashada Wasiirka Shiinaha Ee Muqdisho?

    Faallo:-Khudbada Madaxweyne Xasan Shiikh Ee Caawa?

    Maraykanka oo ka baxay xubinimada hay’ado fara badan oo caalamiya

    Withdrawing the United States from International Organizations, Conventions, and Treaties that Are Contrary to the Interests of the United States

    Trump oo taageeray Askarigii toogtay gabadhii Minnesota

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.