Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Meydad weli laga soo saarayo Dhismayaashii weerarkii Maka Al Mukarama(Daawo)
    Somalia

    Meydad weli laga soo saarayo Dhismayaashii weerarkii Maka Al Mukarama(Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 2, 2019Updated:March 2, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    MUQDISHO (IDIL NEWS)-Howlgal Ballaaran ayaa wali ka soconaya dhismayeyaasha ku burburay weerarkii iyo Qaraxyadii Al-Shabaab, ku weerareen Goobo Ganacsi iyo Hotelo ku yaalla Wadada Makka Al-Mukarama, waxaana suurtagal ah in ay jiraan dad Wali Meydadkooda ay ku hoos jiraan dhismayeyaasha.

    Ciidamada Ammaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xalay dhismaha Maqaayadda Hilaac Uk ee Muqdisho, kasoo saaray Meydka ah Wiil dhalinyaro ah oo la sheegay in uu kusoo dumay qol uu ku sugnaa.

    Gaadiidka loo yaqaano Cagaf cagafta ayaa ku howlan faagida dhismayeyaasha burburay, waxaana sidoo kale Warar qaar ay sheegayaan in ay wali jiraan dad la’yahay oo la baadigoobaayo.

    Ciidanka dowladda ayaa shalay galinkii dambe soo Afjaray weerarka oo qaatay muddo dhowr Saacadood ah, xilligaas waxaa jiray Meydad laga soo saaray dhismaha Shideeye oo inta badan weerarku ka dhacay.,hoos ka daawo muuqaalka.

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://www.facebook.com/i455353/videos/10156949004561878/
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Ciidamada PL oo ku dhow in ay soo gabagabeeyaan hawlgalkii Cal-miskaad

    June 22, 2025

    Maraykanka oo dukheeyay Xarumaha Niyukleerka Iran

    June 22, 2025

    Jubaland:-Mw Axmed Madoobe oo kusii jeeda Garowe

    June 21, 2025
    Latest Posts

    Ciidamada PL oo ku dhow in ay soo gabagabeeyaan hawlgalkii Cal-miskaad

    Maraykanka oo dukheeyay Xarumaha Niyukleerka Iran

    Jubaland:-Mw Axmed Madoobe oo kusii jeeda Garowe

    Trump oo ka hor yimid hadalkii Agaasimihiisa sirdoonka

    Weerarada Iran iyo Israa’iil oo Maalinkii 9- Aad galay

    Faallo:-Maxay tahay ujeedada Netanyahu Ee dagaalka Iran?

    Goley oo buuxiyay booskii Seneter Gaagaab ka Geeriyooday

    Fadhiga kalfadhiga 56-Aad Baarlamaanka PL Ee Maanta

    Dagaalka Iran iyo Israa’iil oo Maalinkii Lixaad galay.

    Xasan si farsamaysan,ayuu ufuliyay amarkii Beesha Caalamka

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.