Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa), oo kamid ah musharixiinta Doorashada Jubbaland, ayaa shir jaraa’id oo uu ku qabtay Dhuusa-mareeb kaga hadlay xaalada Galmudug, isagoona eedeeyn kulul u jeediyay Dowladda Federaalka. https://www.facebook.com/abdurahmanodowaa/videos/189495872128314/