Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Musharaxiinta Galmudug oo ka digay ku shubasho (Akhriso)
    Somalia

    Musharaxiinta Galmudug oo ka digay ku shubasho (Akhriso)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 18, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Saddex ka mid ah Musharaxiinta u taagan xilka Madaxtinimadda maamulka Galmudug ayaa walaac ka muujiyay hanaanka doorashadda maamulka Galmudug, waxaana ay sheegeen in ay walaac ka qabaan in lagu shubto doorashadda.

    Musharaxiinta kala ah Cabdullaahi Faarax Wehliye, Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa iyo Kamaal Guutaale ayaa ku baaqay in doorashada ugu yaraan 21 Cisho dib loo dhigo si loo helo Waqti Ololo.

    Waxa ay sheegeen in wali Handaad lagu hayo Xildhibaanada baarlamaanka maamulka Galmudug, islamarkaana hadii ay sii socoto Handadaada ay iska hari doonaan doorashada.


    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.