Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Muuqaal:-Aas-qaran Oo loo sameeyay Marxuum Jeneral Careys
    Somalia

    Muuqaal:-Aas-qaran Oo loo sameeyay Marxuum Jeneral Careys

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 24, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Dowladda Puntland waxaa ku wehelinayey Aaska Qaran ee loo sameeyey Marxuum Gen. Cabdullaahi Cali Mire, Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Axmed Cilm Cismaanโ€™ Madaxweynayashii hore ee Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, Madaxweyne Ku-xigeenkii hore ee Puntland Cabdixakiin Xaaji Cabdullahi Cumar Camey, Madaxweynihii hore ee Puntland Dr. Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed Maxamuud Faroole, Madaxweynekuxigenkii hore Cabdisemed Cali Shire, Gudoonka Golaha Wakiiladda Dowladda Puntland, masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha Dowladda Puntland, saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Puntland, ismo Iyo Shacab aad tiro badan.

    Marxuum Gen. Cabdullaahi Cali Mire (Carays) oo shalay ku geeriyoodey caasimadda Dowladda Puntland ee Garoowe ayaa waxaa uu kamid ahaa saraakiishii ciidankii xooga dalka isaga oo markii danbe noqdey Taliyaha Ciidanka Daraawiishta Dowladda Puntland, islaโ€™marahaantaana hada ahaa lataliyaha Madaxweynaha arrimaha Amniga.

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://youtu.be/BulGm4N-C0w
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Ciidamada Puntland oo qaaday hawlgal culus

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.