Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaan iyo wefdi uu hogaaminayo ayaa soo gaarey Caasimadda Puntland Ee Garowe si ay uga qayb galaan munaasbadda Caleema saarka Madaxweynaha Puntland iyo kuxigeenkiisa,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan ka daawo muuqaalka