Waxaa soo dagay Madaxweyne Waare iyo wafti balaaran oo uu hogaaminayo oo kasoo kicitimay xarunta maamulka Hir-shabelle ee magaalada Jowhar.
Madaxweynaha iyo waftigiisu waxay ka qaybgali doonaan caleema saarka Madaxweynaha la doortay ee Puntland,kaasoo beri dhici doona,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan ka daawo muuqaalka