Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Muuqaal:-RW Abiye”Somaliya waa Nus ka mid ah Itoobiya”
    Somalia

    Muuqaal:-RW Abiye”Somaliya waa Nus ka mid ah Itoobiya”

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 24, 2019Updated:January 24, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ra’isalwasaaraha dalka Itoobiya oo ka hadlayey madasha Davos oo sannadkiiba mar la qabto loogan hadlo arrimaha ganacsiga adduunyada,ayaa halkaas ka sheegay in uu aaminsan yahay Waddamada dhaca geeska Afrika ay Khasab ku tahay in ay hal Dowlad noqdaan oo aan loo baahnayn inay Danjirayaal kala duwan ku yeeshaan Dunida.

    Abiye,ayaa yiri โ€œDhaqaalaheena waa inaan gelinaa dadkeena looma baahna inaan danjirayaal kala duwan yeeshaan dalalka Jabuti, Itoobiya iyo Erateriyaโ€.

    Markii la weydiiyey su’aal ahayd maxaad Somaliya uga reebtay waxa uu ku jawaabay oo yiri โ€œ Somaliya waxay ka mid tahay Itoobiya wax yar oo teknilkal ah ayaa dhiman ee Farmaajo waan isku afgarannay arrinkaas”.

    Hadalka Ra’isalwasaaraha Itoobya Attoo Abiye waxaa ka muuqda in halkaas uu u tagay in uu waddamada dunida ee dhaqaalaha leh ka dhaadhicyo in Itoobiya ay waddo qorshe ay kula wareegeyso Waddamada Geeska Afrika dhaca sida Ereteriya, Jabuuti iyo Somaliya,hoos ka daawo muuqaalka.

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://www.facebook.com/i455353/videos/10156859665396878/
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Ciidamada Puntland oo qaaday hawlgal culus

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.