Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Muuse Biixi oo abaabulaya Guluf xoog leh oo rogaal celis ah
    Somalia

    Muuse Biixi oo abaabulaya Guluf xoog leh oo rogaal celis ah

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 8, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Walwal weyn,ayaa galay Beesha Caalamka,kadib markii ay heshay xogo wardoon oo la xaqiiyay,kuwaasoo cadaynaya in Muuse Biixi soo wado dagaal xoog leh oo saf balaaran ah.

    Qiyaastii 4000-Askari iyo Hub ay ku jiraan Taangiyo,ayuu dib usoo abaabulay Muuse Biixi.

    Sida xogaha Beesha Caalamka gaaray ay xaqiijinayaan,waxuu qorshaynayaa in uu weerar ku ekeeyo Aaga Buuhoodle,kan Sool ilaa Sanaag.

    Weerarka Muuse,waxaa la filan karaa mar walba,sida xoguhu xaqiijinayaan.

    BC,waxay deg-deg ubilaabaysaa cadaadis ay saarayso Muuse Biixi.

    Dhanka PL iyo reer Sool,way kala daadsan yihiin xilligan,waxaana intooda badan kala tagey Ciidamadii layskugu keenay Beelaha ee difaaca ku jiray.

    Si dhakhso ah hadaysan u bilaabin Khaatumo,isla markaana PL aysan heegan ugelin Ciidankeeda,waxaa dhici karta in Muuse Biixi fursad uu guul ku gaari karo helo.

     

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.