Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Muuse Biixi oo bilaabay in uu kala baxo Xerada Gooja-cade Ciidamadiisa
    Somalia

    Muuse Biixi oo bilaabay in uu kala baxo Xerada Gooja-cade Ciidamadiisa

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 4, 2023Updated:March 4, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Muuse Biixi Wado aan ahayn in uu Ciidankiisa la baxo uma furnayn,waxaana muuqata in uu aqbalay.

    Waa jiraan warar aan la xaqiijin karin oo sheegaya in Ciidamada uu ka saarayo Gaaja-cade uu uwareejinayo Buuhoodle oo uu rabo in uu ka furo furin cusub.

    Jiho walba,waxaa Muuse uga yimid soo jeedin oranaysa soo saar Ciidamada oo kusoo ururi Deegaanka Beesha Isaaq ee laga ogol yahay…

    1.Gudaha Siyaasiyiinta Beesha Isaaq ee Hargaysa oo iskugu jira kuwo mucaarad ah iyo kuwo muxaafid ah,ayaa usoo jeediyay fikradaas.

    2.Dowlada Somaliya,Jabuti,Itoobiya,Maraykanka,Midowga Yurub iyo QM,ayaa usoo jeediyay.

    3.Indheer garad Somaliyed oo ubadan Beesha Hawiye,ayaa usoo jeediyay fikradaas.

    Dooda Muuse la hor dhigay,ayaa oranaysa…

    “Ciidanka soo saar oo dagaalka jooji,kadib qabo doorashada Madaxtooyada si loo badbaadsho SL iyo ugu yaraan midnimada Beesha Isaaq marka hore”.

    Muuse haduu aqbalo si buuxda soo jeedintaas,waxuu badbaadshay SL inteeda is ogol.

    Hadiise Muuse Biixi diido soo jeedintaas,waxuu markhaati ka noqon doonaa Rubad go’ii udanbeeyay ee SL.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.