Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Muuse Biixi oo maqaam sare loogu soo dhaweeyay Adis
    Somalia

    Muuse Biixi oo maqaam sare loogu soo dhaweeyay Adis

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 31, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Muuse maqaam sare,ayaa loogu soo dhaweeyay Adis…

    1.Waxaa loo dhigay Roogii Madaxweynayaasha la aqoonsan yahay.

    2.Waxaa galbiyay Ilaaladii Madaxtooyada Itoobiya.

    3.Waxaa loo xiray Wadooyinka,iyadoo lagu galbiyay Gaadiidkii Madaxtooyada.

    Balse Calanka Somaliland lama ag dhigin kan Itoobiya.

    Dadaalada Diblomaasiyadeed ee SL tàageerada u ah,waxaa gadaal ka riixaysa Dowlada Ingiriiska oo dano Juquraafi iyo mid Dhaqaaleba ka leh Somaliland iyo guud ahaan Somaliya.

    UK haatan waxay Gacanta ku haysaa talada iyo go’aamada BC ee Siyaasada iyo amaanka Somaliya.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Banaanbixii Muqdisho Ee Sabtida oo la baajiyay

    September 26, 2025

    Ciidamada PL oo Ceelal hor leh ka sifeeyay argagixisada

    September 26, 2025

    Trump oo markale ilhaameeyay Xasan Shiikh

    September 26, 2025
    Latest Posts

    Banaanbixii Muqdisho Ee Sabtida oo la baajiyay

    Ciidamada PL oo Ceelal hor leh ka sifeeyay argagixisada

    Trump oo markale ilhaameeyay Xasan Shiikh

    Faallo:-Dabka uga shidmay Xamar Xasan halkee la aadi doonaa?

    Wax badan ka ogow tagida Xasan Shiikh Ee Kismaayo

    Jubaland oo garab istaagtay mucaaradka Muqdisho.

    Xasan Shiikh oo dabin siyaasadeed ugu dhacay Mucaaradka Xamar

    Jen.Qalyare oo Aas qaran loogu sameeyay Garowe

    Xog:-Maxaa kala socotaa mashruuca horumarinta Ee New Muqdisho?

    Xasan Shiikh oo baadigoob ugu jira isla sawirka Trump

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.