Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Muuse Biixi wuxuu gaaray Nayrobi loomana soo dhaweyn si maqaam leh. Qaybta VIP-da lagama soo dajin masuul Dowlada Kenya ka tirsana garoonka uguma hor imaan. Kenya waxay muujisay masuuliyad iyo in ay wax xeerinayso. Jibril Qoobey.