Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Muuse Biixi oo qorshaynaya weerarkii Sadexaad in uu ku qaado Laascaanood
    Somalia

    Muuse Biixi oo qorshaynaya weerarkii Sadexaad in uu ku qaado Laascaanood

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 8, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Somaliland dagaalkii Shalay way ku jabtay si weyn oo ceebaysan,waxayna taasi keentay in ismaqalkii iyo hogaamintii Ciidankoodu lumo.

    Beesha Garxajis Boqolkiiba Sodon hada dagaalka banaanka ayay ka istaagtay.

    Waxa ugu weyn ee ay isku canaanayaan waa habka ay weerarka usoo qaadeen iyo waliba xiliga ay soo qaadeen.

    Qorshahoodu waa dagaal Sadexaad oo iskugu jira Weerar Madaafiic iyo Ciidan Lug ah.

    Shir madaxtooyada Hargaysa ka dhacay oo ay ka qaybgaleen Odoyaal iyo Ganacsato waxay isla qaateen Afar Qodob oo kala ah…

    1.Isgaarsiinta iyo Internetka oo laga jaro Laascaanood.

    2.Gurmadka uga imaanaya Gobollada kale oo la gooyo.

    3.Magaalada gudaheeda oo lagalo qiimo walba oo ay ku kacayso.

    4:Ganacsatada SL waxay Maamulkooda ku taageereen 6-Milyan oo Dollar oo Cadaan ah.

    Madaxweyne Deni,waxuu taagan yahay dagaalka kuma jirno oo waxuu uhadlayaa sidii Beesha caalamka.

    Waa lasoo dhaafay maalmihii isqarinta Siyaasadeed,waxaa la joogaa xiligii ismuujinta iyo xaajaysiga.

    Laascaanood Dhul iyo Dad ahaanba Dastuuriyan iyo dhalashaba Puntland baa leh.

    Ma garan karno waxa Muuse u ogolaaday oo Deni udiiday.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.