Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Muuse,waxuu qabtay kulan deg-deg ah jabkii ku dhacay Ciidankiisa kadib.!!
    Somalia

    Muuse,waxuu qabtay kulan deg-deg ah jabkii ku dhacay Ciidankiisa kadib.!!

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 26, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiirkiisa arimaha gudaha,Talyihiisa sirdoonka iyo Nuux Taani oo khadka Taleefoonka laga soo geliyay,ayuu kulan uqabtay.

    Kulankaas,waxaa si weyn loogu dhaleeceeyay Nuux Taani oo lagu dhaliilay qorshihiisa dagaal,inkastoo uu isdifaacay.

    Muuse,waxuu dareemayaa fashil weyn in uu dhex fadhiyo oo SL ay qarka usaaran tahay in ay Gacantiisa ku burburto.

    Jabka Milleteri ee uu dareemayo,waxaa ugu darsoomay dharbaaxada Siyaasadeed ee qabsatay.

    BC waxay taagan tahay in talaabo adag laga qaado Muuse iyo maamulkiisa,waxaase hor taagan Ingiriiska oo leh xal Somaliyed aan tijaabino marka hore in loo helo xaalka Laascaanood.

    Maraykanku si weyn,ayuu ubahdilay oo waxaa loosoo diray Safiir ku xigeen siday fariin loogu sheegayo in uu doorashada qabto,joojiyana dagaalka LC.

    Dowlada Somaliya Safiirkeeda QM,waxuu fadhiga si cad uga sheegay waxa ka socda LC in ay yihiin xasuuq,isla markaana Ciidamada SL ay beegsanayaan Iskuulada iyo Isbitaalada ayna tahay in talaabo laga qaado danbiyadaas ka dhanka ah bini’aadantinimada.

    Muuse xisaab khaldan,ayuu isku darsaday.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.