Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Muxuu ahaa fariinta uu dirayay hadalkii Ra’isalwasaare Abiy?
    Somalia

    Muxuu ahaa fariinta uu dirayay hadalkii Ra’isalwasaare Abiy?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 21, 2023Updated:March 21, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    “Buugayga Qaad oo Iibi,Lacagta kasoo baxdana ku maamuus Taariikhdii Xabashida ee Kaaraamardha”Waa Erayo la yaab leh.

    Madaxweynayaasha Deegaamada kale sidaas loolama hadlin kaliya kan Somalida ayay ku gaar ahayd.

    Fahamka guud,waxaa loo qaadan karaa hadalka Abiy mid lagu tijaabinayo damiirka Umadda Somali Galbeed.

    Balse markii Siyaasiyan loo dhadhansado ujeedka Abiy,waxaa muuqata in uu Mustafe dilayay oo isaga iyo Shacabka iskaga horkeenayay dhan walba.

    Mustafe,waxaa lagu xantaa Nin Amxaarada jecel isbahaysigeeda Siyaasadeed,taasna Abiy waa ka dagaallamayaa.

    Abiy waa og yahay xasaasiyada Kaaraamardha Deegaanka Somalida ku dhex leedahay,mana ahan Doqon ee Mustafe,ayuu siyaasiyan soo afjarayay.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.