Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Muxuu daarnaa kulanka Madaxweynayaasha Masar,Somaliya iyo Eretereya?
    Somalia

    Muxuu daarnaa kulanka Madaxweynayaasha Masar,Somaliya iyo Eretereya?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 11, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ujeedka kulanku,waa fariin loo dirayo Abiy oo oranaysa (Kulligayagu,waa kuu midaysanahay).

    Fariintan in la diro,waxaa fasaxay Maraykanka oo si weyn uga niyad jabay hogaaminta Abiy ee toobiya.

    Warar,kulankaas laga helayo,ayaa sheegaya in MW Masar soo gaarsiiyay Somaliya Maraakiib dagaal oo Itoobiya leedahay in ay joogaan Badda Somaliya oo ay dhawaan tagi doonaan Berbera.

    Kulankan,waxay Somalidu ka faa’idaysaa cadaadis saarida Abiy in ay sii xoojiso.

    Dhanka kale Masar,waxay keenaysaa Xamar Markab kale oo Hub ah,iyadoo tababaraysa ku dhawaad 200 oo ah Askartii Madaafiicda ah.

    Hubka Masar keenayso iyo tababarada ay bixinayso,waxay kusoo aadayaan xilli Somaliya aysan lahayn Ciidan Qaran,waxaana walwalka ugu weyn uu yahay in Hubkaas Gacan khaldan ugalo ay ubadan tahay.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.