Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Muxuu Deni uga baaqday booqashadii Laascaanood?
    Somalia

    Muxuu Deni uga baaqday booqashadii Laascaanood?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 9, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Khilaaf udhaxeeya Garaad Jaamac iyo Hogaamiye Firdhiye ayay ubadan tahay in MW Deni uga baaqdo Laascaanood.

    Khilaafka Garaad Jaamac iyo Firdhiye waa sii xoogaystay,waxuuna gaaray meel aan la qarin karin.

    MW Deni khilaafkaas dartiis,wuxuu Maanta Qado kula lahaa Madaxtooyada Garowe Garaad Jaamac iyo Cabdirisaaq Khaliif.

    Garaad Jaamac waxa uu uu qawadsan yahay shaqada Firdhiye,halka dhankiisa Firdhiye diidan yahay Garaad Jaamac Garaad Cali.

    Wararka soo baxaya,waxay sheegayaan in MW Deni ay ubadan tahay booqashada LC in ay dhacdo magacaabista Golaha Wasiirada kadib.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.