Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Muxuu Isku Casilay Hoggaamiyihii Afgambiga Sudan Ibn Auf ? (Daawo)
    Somalia

    Muxuu Isku Casilay Hoggaamiyihii Afgambiga Sudan Ibn Auf ? (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 13, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    KHARTUUM (IDIL NEWS)-Hogaamiyihii Milatarigii afgambiyay dowladii uu madaxda ka ahaa Cumar Xasan Al-Bashir ayaa ku dhowaaqay goor dhow inuu is casilay.

    Wasiirkii Gaashaandhigga Awad ibn Auf ayaa ka sheegay goโ€™aankan taleefishinka qaranka dalka Sudan.

    Awad ayaa u magacaabay inuu bedelo General kale oo lagu magacaabo Cabdifatax Abdulraxman Burhan.

    Is casilaada Awad ayaa timid kadib markii dadka banaanbaxa ka dhigaya magaalada Kharduum ay diideen inay joojiyaan banaanbaxa illaa uu iska casilayo hogaamiyihii afgambiga.

    Hase yeeshee ciidamada ayaa ku adkeysanaya inaysan dooneyn xukun balse ay mustaqabalka dalka Sudan ay goโ€™aan ka gaarayaan dadka banaanbaxa dhigaya.

    Illaa iyo hadda lama oga inay aqbali doonaan is casilaada kumanaanka ruux ee banaanbaxa ka dhigaya gudaha magaalada Kharduum caasimada dalka Sudan.

    Daawo.

    https://www.youtube.com/watch?v=TAbXbEorA1w

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Ciidamada Puntland oo qaaday hawlgal culus

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.