Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Muxuu Jubaland Mowqifkeedii ka badalay cadaadiska BC?
    Somalia

    Muxuu Jubaland Mowqifkeedii ka badalay cadaadiska BC?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 14, 2024Updated:October 14, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Safiirka UK ee Somaliya iyo MW Jubaland waxay kuwada hadleen khadka Taleefoonka.

    Arimaha ay iska dhaafsadeen,waxaa ugu hilnaa Shirka Madasha iyo Qodobada JL ka Biyo diiday.

    JL,waxay usheegtay Safiirka in ay samaynayaan waxa Dastuurka JL u ogol yahay,isla markaana aysan ka talaabsan karin,taasoo la macna ah in ay Doorasho galayaan Bisha Nov.

    Sidoo kale,waxaa qorshaysnaa in wefti ka socda Midowga Yurub ay Maanta gaaraan Kismaayo,wayse baaqdeen,waxaana wararku sheegayaan in ay beri tagayaan ama ay dhici karto in la joojiyo Safarkaas.

    Safaraadaha BC,ayaa intooda badan isku raacay in DG qabsadaan Doorashooyinkooda,isla markaana Xasan Sh.joojiyo deg-dega.

    Wakiilada BC,waxaa usocday maalmahan kulamo ay ku lafa gurayeen xaalka Wadanka iyo Shirka fashilmay,waxaana uqorshaysnaa in ay soo wada saaraan Warqad,balse,Wakiilka QM Sawan,ayaa codsaday in aan laga hor dhicin Warka DFS kasoo bixi doona.

    Sida muuqata JL kuma dabcin cadaadiska BC oo waa ku adkaysatay mowqifkeeda.

    Waxay kaloo JL iska diiday qorshe la waday oo Xasan ku tagi lahaa Kismaayo Maalinka Berri foog ah.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.