Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Muxuu ka dhigan yahay Warsaxaafadeedka PL soo saartay?
    Somalia

    Muxuu ka dhigan yahay Warsaxaafadeedka PL soo saartay?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 20, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shacabka PL si weyn ayay usoo dhaweeyeen Warka kasoo baxay Dowladooda.

    War saxaafadeedka….

    1. Waxaa lagu muujiyay dareenka Shacabka PL ee ahaa in jawaab adag laga bixiyo xadgudubka Markabkaas.
    2. Waxaa lagu cadeeyay in Markabku sameeyay sharcijabin oo uu kusoo xadgudbay Biyaha PL.
    3. Waxaa lagu cadeeyay in Markabku gudaha PL ku sugnaa Laba Beri oo uusan bixin ogaysiin.
    4. Waxaa lagu cadeeyay in Markabku ku sugnaa Aaga Badeed ee argagixisada lagula dirirayay Bilihii lasoo dhaafay.
    5. Waxaa lagu cadeeyay in Markabku sido Hub culus oo ay ahayd in uu ogaysiin ka siiyo Dowlada PL.
    6. Waxaa lagu cadeeyay in uusan dalban cawimaad oo sheegan Cillad in ay haysato.

    Markii la qiimeeyo Warsaxaafadeedka PL kasoo baxay,waxaa kuu cadaanaysa….

    B. In ay jiri karto qorshe argagixisada lagula dirirayay Calmiskaad loogu gudbinayay Hub.

    T. In ay jiri karto Hub loo dajinayay canaasiir la qorshaynayo in lagu abuuro Deegaamada Bari ee PL.

    Dhan walba oo laga eego go’aanka Dowlada PL ee ah in ay samaynayso baaris dheeriya oo dhinacyo badan leh,waa muhiim.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.