Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Muxuu ka dhignaa kulanka Xasan iyo Xoghayaha Gaashaandhiga Maraykanka?
    Somalia

    Muxuu ka dhignaa kulanka Xasan iyo Xoghayaha Gaashaandhiga Maraykanka?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 25, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Socdaalka Xoghayaha Gaashaandhiga Maraykanka ee Jabuti,waxuu ahaa mid guud oo dhoolatus Siyaasadeed u ah Ruushka iyo Shiinaha.

    Ujeedka Maraykanku,waa “Afrika anaa leh Ruush iyo Shiinoow”.

    Lugta uu Jabuti ku maray kaliya,waxaa qorshaysnayd in uu la kulmo Ismaaciil Cumar Geelle.

    Madaxweynaha Somaliya kuma jirin qorshaha in uu la kulmo,waxaase fududeeyay Ismaaciil Cumar Geelle.

    Kulanka Xasan iyo Xoghayaha marka laga soo tago dhiirigelinta dagaalka ka dhanka ah Shabaab,waxa kaliya Xasan ka faa’iday waa Sawirka.

    Dad badan,ayaa qaba tagida Jabuti ee Xasan in aysan qurxoonayn oo ay bahdil ku ahayd Diblomaasiyada Somalida oo awalba dhulka taalay.

    Xoghayuhu,haduu danaynayo Somalida,waxuu kula kulmi karay Madaxweynaheeda garoonka Aadan-cade,taasoo ahaan lahayd dhiirigelin macno leh.

     

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.