Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Muxuu ka qabaa xariga Abiib Xeer hoosaadka Baarlamaanka SL?
    Somalia

    Muxuu ka qabaa xariga Abiib Xeer hoosaadka Baarlamaanka SL?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 2, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xeerka Xasaanad ka qaadida iyo kusoo oogida danbi Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliland.

    Qodobka ugu hooseeya,ayaa fasaxaya hadii Kalfadhiga Goluhu xiran yahay in Xildhibaanka ay Gudiga joogtada ah fasixi karaan in la qabto haduu fal dambiyeed Gacanta kula jiro.

    Waxaa dhici karta in laamaha amaanka SL ay u isticmaaleen Qodobkaas oo fasax looga helay Gudiga joogtada ah.

    Fal danbiyeedka lagu heli karo,waxa uu noqon karaa in dhaqaale uu kasoo qaaday Villa Somaliya oo Imaaraadka loogu keenay Abiib.

    Si kastaba ha ahaatee 48 Saac gudahood,waa in Maxkamad la keenaa ama lasii daayaa.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.